Qiimale
Dugsiiye
E-Learning

Dugsiiye

Qiimayn ka bixi goobta "Dugsiiye", soo gudbi waxa aad kala kulantay si dadka kale uga faaidaystaan.

Muqdisho

Dugsiiye is the Somali-language school that takes you from your first HTML tag to shipped AI apps. 7,000+ students learn in the language they think in, with live mentorship every week and a curriculum built around the AI tools the industry hires for.

Adeegyada

  • YouTube Tutorials
  • Mentorship

Qor qiimayn

Wadaag khibradaada si aad uga caawiso dadka kale doorashada Goobtan .

Guud
YouTube Tutorials
Mentorship

Dooro xiddig si aad u qiimayso goobta ama adeeg gaar ah.

Guud

4.721 qiimayn
4.7/ 5

21 qiimayn

5
18
4
1
3
0
2
2
1
0
S
Sumaya khaliifo
Seb 5, 2026
5.0

waa goob aad u faaido badan qofkaztoo aqoon raadida wuu anacayaaπŸ“ˆπŸ˜ŠπŸ’»

A
Ahmed Cabdinuur
Ogs 26, 2026
5.0

Soomaali waa fursadi ugu qaali saneeyd ee soo marta, marki laga hadlayo barashada #tech , ka faaaidaysta. <> 1#Dugsiiye #UstadHamuuda </>

Review photo
Z
Zakariye Sheeq
Ogs 25, 2026
4.0

Waa madal soo saarto dad tayo iyo qoonba leh shaqsi ahantayduna aan kamid ahay ardaydeeda bulshadana wax layaqan kusoo celiso

M
Moha Nuur
Ogs 24, 2026
5.0

Waa goob aad u tayo sareysa.

C
C/rixman Siciid
Ogs 24, 2026
2.0

Waxaan u arkaa madal waxbarsho hasa yeeshee price course ayaa saa'id ah qof somali ah oo ka bixi kara qiimahaas waa yaryahay marka price wax halaga badalo.

A
Abdirisak Mohamed
Ogs 24, 2026
5.0

Hadii aad raadineyso inaad barato software engineering iyo AI, dugsiiye waa meesha ugu haboon ee aad ka baran karto kaliya ma ahan cashiro waa projects dhab ah, iyo dhisida enterprise softwares adigoo isticmaalaya technology casri ah

A
Abdiqafaar Abdulahi
Ogs 24, 2026
5.0

Dugsiiye waxaan kusoo koobi kara waxaad noqonaysaa malinka aad kusoo biirto dugsiiye Zero to Hero, waa mesha aad ka heli karto knowledgeka ugu balaadhan ee afsoomali ku baxaya ee si guud computer enginering

Y
Yomer
Ogs 24, 2026
2.0

Madashan dugsiiye waa madal wax barasho fiican laakiin dhibka ah qiimaha marka waxaan soo Jidinlaha anigu indhanka qiimaha hoos loo eego

M
Muna Aadan
Ogs 24, 2026
5.0

Dugsiye waa madal waxbarasho oo kaaga bilaabaysa aasaaska ilaa aad ka dhisato real-world projects. Waxaan kula talinayaa qof kasta oo danaynaya barashada coding-ka waa meeshii ku haboonayd inaad ka barato.

M
Maryan Mohamed
Ogs 24, 2026
5.0

Dugsiiiya wa madasha ugu wngsaan e lagu barto teach in somalia

M
mohamed silent
Ogs 24, 2026
5.0

Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay fursaddan mentorship ka ah. Waa meel qofku aqoon iyo xirfad dhab ah ka kororsan karo. Mahadsanidiin sida aad dhalinyarada ugu abuurteen fursaddan 🫑❀️

A
ABDIKHAFAAR HASSAN
Ogs 24, 2026
5.0

Dugsiiye waa fursad weyn oo dhalinyarada Soomaaliyeed loogu fududeeyay barashada programming-ka iyo AI-ga af-Soomaali. Waxbarasho tayo leh, mentorship fiican, iyo bulsho dhiirrigelin leh. πŸš€πŸ‡ΈπŸ‡΄

B
Bahja
Ogs 24, 2026
5.0

Dugsiiye is an e-learning platform that teaches you how to become a good programmer, not just a coder. As one of the learners on this platform, I am very satisfied and happy to be here. Learning to code in your own language, having an experienced mentor who understands what you are going through, and having a supportive team that is always ready to help whenever you need it are exactly what someone learning programming needs.

A
Abdirahman yonis
Ogs 24, 2026
5.0

The best tech academy in somalia

M
Mohamed Adam Ahmed
Ogs 24, 2026
5.0

Waa adeeg wanagsan wax tar leh

M
Mubaarig Caydiid
Ogs 24, 2026
5.0

Dugsiiye waa the best e-learning blatform ee ugu horeeya dhinaca tech.

B
Bukhaari Abdirisaaq
Ogs 24, 2026
5.0

Dugsiiye waa E-Learning ugu fiican ee lagu barto software engineering.

N
Nana
Ogs 24, 2026
5.0

Waa Madasha ugu qiimaha iyo qaayaha badan dhammaan gayiga Soomalidu dagto, lehna mujtamaca ugu wanaagsan een abid arkay, macallimiin iyo ardayba, lagana helo aqoonta ugu casrisan ee waayahan caalamka taal weliba dhanka technology ga, noolaada abidkiin , dhammaan bahda Dugsiiye.

Review photo
E
Essa Aptherahman
Ogs 24, 2026
5.0

Dugsiiye wa madasha ugu habon ee laga baran karo fullstack software/Ai engineer even jamacadaha laguma dhigo cilmiga yala

O
omar tood
Ogs 23, 2026
5.0

Dugsiiye waa hooyga aan dugsadaan dhalinyarada soomaliyeed

A
Abdala Mohmed Hazzan
Ogs 3, 2026
5.0

Wlhi madal kafiican majirto raggaan waa proffessional.πŸ”₯

Waa maxay Qiimale?

Qiimale waa madal bilaash ah oo ay bulshadu iska leedahay, loona sameeyay qiimaynta goobaha iyo adeegyada dadku isticmaalaan Soomaaliya oo dhan β€” makhaayado, jaamacado, shirkado, isbitaalo, dugsiyo, dukaamo iyo adeegyo kale. Akhri qiimayno daacad ah kahor inta aadan dooran, oo la wadaag waayo-aragnimadaada si aad u caawiso qofka kugu xiga.

Sababta Qiimale u jirto

Doorashada la macaamilidda ganacsi ama adeeg Soomaaliya gudaheeda badanaa waa ku nasiibso. Qiimale waxaa loo sameeyay in ay taasi beddesho: qiimayno dhab ah oo ka imanaysa macaamiisha ayaa dhista kalsoonida u dhaxaysa iibsadayaasha iyo iibiyayaasha, Qiimaynuhu waxay abaal-mariyaan ganacsiyada shaqo wanaagsan qabta, waxayna ku dhiirigeliyaan qof walba in uu sii hagaajiyo.

Sida ay u shaqeyso

  • Raadi ama ku dar goob

    Baar adigoo adeegsanaya qayb ama magaalo, ama soo gudbi goob cusub si ay bulshadu u qiimeyso.

  • Qor qiimayn

    Isticmaalayaasha la xaqiijiyay waxay qoraan hal qiimayn goob kasta, oo leh xiddig 1–5, sawiro iyo taageero.

  • Qiimayntu way daacad

    Qiimayntu isla markiiba way soo baxdaa; dacwada bulshada iyo kormeerka maamulku waxay ka dhigaan mid la aamini karo.