C
Cabdi
Ogs 2, 2026
Dadka ay dhaceen 😁

Dadka ay dhaceen 😁
Iska jir shirkadan, inta aadan wax ka iibsan
Saami online barigii hore way fiicnaayeen balse dib bay ka xumaadeen. Waxaa la sheegayay dad ay $500 kabadan ka dhaceen
😁 Bari baan $40 wax ugu darsaday anigoo magaalo kale jooga. inta iga dheceen bay bil imeer meerinayeen, lacagtu micno maleh, se waxaa daran qaabka quursiga ah ee ay kuila dhaqmayaan marka ay ku dhacaan