Review Somali places & services
wey litan
Best super app availble in Somalia. FG: sawirku waa tijaabo.
Wlhi madal kafiican majirto raggaan waa proffessional.🔥
m.a waa u fahdidaa meheradan cunadeeda wax kale weeye Alle ha u barakeeyo
Adeeg ay ubaahneyd bulshada, laguna baraarey.
Tartan wacan bay suuqa kusoo kordhiyeen oo sababtay in adeegyada isgaarsiintu Jabaan ❤️
Waxa ugu wanaagsan ee sahal-ku leeyahay waa lacag intaa doonto dir, wax khidmad ah lagaama goosanayo
Adeeg wacan bay soo kordhiyeen, inkastoo khidmadoodu qaali tahay